Gaari lagu weeraray goob ay ka socotay Bandhig Faneed dalka Holland (Daawo Sawirada)

Gaari si xowli ah u socday ayaa la jiirsiiyay dad ku sugnaa goob ay ka socotay bandhig faneed dalka Holland, waxaana weerarkan gaariga loo adeegsaday ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay hal qof oo kamid ahaa dadkii daawanayay bandhig faneedka ayaa dhintay halka sadex qof oo kalana dhaawacyo kala duwan … Continue reading Gaari lagu weeraray goob ay ka socotay Bandhig Faneed dalka Holland (Daawo Sawirada)